Al Shabaab oo weerar ku qaaday Kenya Xilli maanta doorasho Madaxweyne ka bilaabatay

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weeraro culus ku qaaday deegaano hoostaga magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, xilli guud ahaan dalka Kenya maanta ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha. Koox hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar ku qaaday labo deegaan ay ku sugnaayeen ciidamada Kenya, waxaana halkaasi ka dhacay dagaalo xooggan … Continue reading Al Shabaab oo weerar ku qaaday Kenya Xilli maanta doorasho Madaxweyne ka bilaabatay